Ciidamo Kenyan ah oo ku dhintay qarax lala beegsaday & faahfaahino ka soo baxaya

Qarax ciidamada Kenya lagula eegtay degaan ka tirsan gobolka ku yaalla Xeebta ee Lamu sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Gaari dagaalka ah oo ay la socdeen ciidanka Kenya ayay wararku intaa ku darayaan in miino la aasay ay ku qabsatay inta u dhaxaysa Kenya Forest iyo degaanka Bodhey oo ka wada tirsan … Continue reading Ciidamo Kenyan ah oo ku dhintay qarax lala beegsaday & faahfaahino ka soo baxaya